Kusimaha Madaxweynaha Galmudug Ahna madaxwayne kuxigeenka Galmudug Maxamed Xaashi Cabdi ayaa warqad kasoo Baxday Xaafiiskiisa ku sheegay in Madaxwaynihii Hore Galmudug Maxamed Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) uusan xilka ka qaadi karin gudoomiyaha degmada Cadaado iyo kuxigeenkiisa.
Kusimaha Madaxwaynaha Galmudug Maxamed Xaashi ayaa sheegay in Gudomiyeha Dagmada Cadaado Cabdullahi Maxamed Xuseen iyo Nuur Yarow Xayle ay doorten Golaha degaanka ee Dagmada Cadaado sharcina ay u leyhiin inay ayagu Xilka ka qadaan.
Madaxwaynihii Hore Galmudug Xaaf ayaa waxuu isku daayey marar badan inuu carqalateeyo amaanka Magaalada Cadaado taas oo usuurta Gali wayday.
Leave a Reply