Xildhibaan Cabdi Shire Ciyaar Jecel oo kamida Xildhibanada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliya ayaa mar uu ka hadlaayey golaha shacabka waxaa uu sheegay hadii Baarlamaankii Oo Dhan Wasiiro Noqdeen Yaa Qabanaya Shaqooyinkii Loo Soo Doortay ee bulshada Soomalyeed ka filaayeen.
Hadalkaan xildhibaan Cabdi shire ayaa waxuu imaanayaan iyadoo Golaha wsiirada Soomaliya u badan yihiin Xildhibaano maalin dhawayd Kulankii Golaha Shacabka Soomaliya baaqday Kooraan la,aan awgeed.
Leave a Reply