kulan ay ku yeesheen dalka Marayakanka Jaaliyada Soomaliyeed ee kasoo Jeeda Jubbaland ayaa waxay dhaliil iyo Cambaaray dusha ugu Tuureen Hogaamiyaha Fashilmay ee Axmed Madoobe kaas oo 6 sano Kismaayo dhinacna u dhaafi waayey.
Jaaliyada Jubbaland ee Maraykanka ayaa waxay Sheegeen Hogaamiye Axmed madoobe inuu ku fashilmay Hogaanka Jubbaland waxuuna Dhibaatooyin kala duwan u gaystay Shacabka Jubbaland kuwaas oo isugu jira Dil dhac iyo Boobid hantida shacabka.
Leave a Reply