
Taliyaha Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Daahir Aadan Cilm i(Indha-qarshe) ayaa sheegay in ay jiraan Xarumo badan oo dalka ku yaala oo uu Ciidanku lahaa balse dad Shacba ah ay Gacanta ku hayaan isla markaana dowladda ay dayactir iyo dib u dhis ku sameysneyso, Waxaana uu ka digay in dhulkaas la iibsado isla markaana la aqbaleyn in dhulkii ciidanka ay dad Shacab ah iibsadaan.
Leave a Reply