Warqad kasoo Baxday Baarlamaanka Galmudug ayaa waxaa lagu shaaciyey in dib loo dhigay Waqtiga ay dhacayso doorashada Madaxwaynaha Galmudug, dib dhacaan doorashada Madaxwaynaha Galmudug ayaa waxaa sabab looga dhigay codsi ka yimid Musharaxiinta Madaxwaynaha Galmudug kuwaas oo codsaday in maalmo dib loogu dhigo si ay usoo gudbiyaan Codsiyadooda laxriira Musharaxnimada Madaxwaynaha Galmudug.
Hoos ka aqriso.
Leave a Reply