
Wasaaradda amniga gudaha ee Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka joojisay inuu xilka Madaxtinimo ee maamul Goboleedka Koofur galbeed isu soo sharraxo Sheekh Mukhtaar Rooboow Cali (Abuu-Mansuur) markii uu Shalay ku dhawaaqay inuu u tartamayo xilka Madaxweyne-nimo ee K/G Soomaaliya.
Sheekh, Mukhtaar Roobow Cali, oo ka tirsanaa Saraakiisha ugu sarreysa ee Al-Shabaab ayaa Dowladda Soomaaliya isu soo dhiibay Bishii August ee Sanaddii 2017-kii, markii uu sheegay inuu ka tanasulay fekerkii hore ee Argagixisanimada ku dhisnaa.
Qaoraalka ay Murashaxnimada Sheekh Rooboow kasoo saartay Wasaaradda amniga ee Soomaaliya ayaa waxa uu u qornaa sidan
Leave a Reply