Xuska Maalinta Midnimada Jarmalka ayaa waxaa Lagu Qabtay Xarunta Midowga Yurub ee Magaalada Muqdisho, waxaana Munaasabada Midowga labada Jarmal ka qayb galay Gudoomiyaha Barlamaanka Soomaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdiraxmaan, Wasiiro, xildhibaano iyo masuuliyiin ka socota Dowlada Soomaliya.
Leave a Reply