Ciidanka ammaanka dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Suuqa weyn ee Bakaaraha ee Magaalada Muqdisho ku toogay Nin hubeysnaa,iyagoo mid kale ku dhaawacay Suuqaasi, Ninkaan hubeysnaa ee Ciidamada ay toogteen xili uu ku sugnaa Suuqa Baraaraha, isla markaana dhaawacay mid kale oo ku labisnaa dareeska Ciidanka dowladda Soomaaliya.
Dilka ragaan ayaa waxuu yimid kadib markii qaar ka tirsan ganacsatada Suuqa Bakaaraha ee Muqdisho dhac loo gaystay.
Leave a Reply