
Magalad Kismaayo ee Xaruntaku meel gaarka ah ee Maamul goboleedka Jubaland ayaa waxaa maanta soo gaaray Cabdi Kariin Sheekh Muuse Qalbi-Dhagax oo ka mid ah Saraakiisha ONLF, Qalbi-Dhagax ayaa waxaa uu maalmahaan booqasho ku marayay deegaano ka tirsan dowlad goboleedyada Galmudug iyo Puntland,waxaana uu ku sugnaa maalmihi u danbeeyay Magalada Dhuusamareeb.
Leave a Reply