Shacabka ku Nool Degmada Luuq ayaa aragtiyo kala Duwan ka Bixiyay Hadalkii ka soo yeeray Gudomiyaha Gobalka Banaadir oo ahaa inaan Bajaaj Dekaada muqdisho laga soo dajin karintaas oo bulshada Luuq ka caraysiiyey madaama ay aad u isticmaalaan Bajaajka.
Leave a Reply