Guddoomiyaha Baarlamanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa maanta isbitaalka Digfeer ee Muqdisho ku booqday dadkii ku soo dhaawacmay qaraxyadii ka dhacay Magaalada Baydhabo.

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply