Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xiray saakay qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo loo diidaayo inay isticmaalaan gaadiidka dadweynaha.
Wadada Makka Al-mukarrama iyo sidoo kale jidadka gala wadadaasi ayaa loo diidayaa inay isticmaalaan gaadiidka dadweynaha.
Weli sidhab ah looma oga sababaha loo xiray Wadooyinkaas balse waxaa la arkayay dadka qaarkood ay lugeynayaan.
Leave a Reply