Madaxweynihii Hore ee Gal-mudug Cabdikariin Xuseen Guuleed Isaga ka jawaabaya eedeyn uu u jeediyey Madaxweynaha Puntland Cabdi Wali Maxamed Cali Gaas ayuu waxuu Puntland Ku eedeyey Inay Galmudug ku hayso faragalin Cad.
Madaxweynihii Hore ee Gal-mudug Cabdikariin Xuseen Guuleed ayaa waxaa kaloo sheegay in Galmudug ay aheyd maamul nabadeed, nabadda Gaalkacyana u jajabneyd mar kasta waxaana taas marqaati ka ahaa dhamaan mas,uuliintii ku soo baxay colaadda ee Soomaali iyo ajnabiba lahaa, ku waas oo si cad u arkayey gardarada iyo colaadda ay Puntland iyo Cabdiwali Gaas wadeen, ee ay oga soo horjeedeen jiritaanka maamul ee Galmudug.
Hoos ka dhagayso Idaacada Kulmiye oo waraysatay Cabdikariim Guuleed
Leave a Reply