Sharci Yaqaan Cali Sheikh Adam Yusuf “Cali Somali” ayaa waxuu booqday Xaruntii hore ee Gaaska Gobalka Gedo xilligii Dowladdii Ee soomaliya, taas oo ku taalo duleedka Magaalada Garbahaarrey.
Xarunta oo ah mid aad u wayn, waxaa ka muuqdo dhismayaal bur-buray, dhufaysyadii, Xidigtii shanta gees oo lagu xardhay meel kasta, Baraagihii, taalooyin qurux badan iyo Qoraalo taariikhi ah.
Fasalada qaar waxaa ku dhagan sabuuradii wax lagu baran jiray, waxaana ku qoran cashiro la akhrin karo.
Leave a Reply