Degaanka dhumay ee gobolka sool ayaa waxaa shalay ka dhacay dagaal Gaystay qasaaro xoog badan kaas oo ku nafwaayeen dad kabadan 40 qof halka intaasi ka badana ay ku dhaawacmeen , wararka ka imaanaya deeganadaas ayaa waxay sheegayaan in saaka Xaalada Dagan tahay.
Leave a Reply