Shirka Golaha Wasiiradda dowlad Goboleedka Soomaliyeed ee Hirshabelle ayaa maanta ka dhacay hoolka Shirarka Mdaxtooyadda ee Magaalada Jowhar ee Caasimadda maamulka Hirshabeele, Waxaana Shir Guddoomiyey Madaxweynaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.
Shirka Wasiirada Maamulka Hirshabeelle ayaa waxaa looga dooday Hindise sharciyeedka Wasaaradda Ganacsiga Hirshabeelle iyo arrimo la xiriira baahinta dowladnimada, shirkaan Wasiirada Hirshabeele ayaa ah mid joogto ah.
Leave a Reply