
Waraaq ksoo baxaday Xafiiska Madaxa Golaha xukuumada Galmudug sheekh maxamed shaakir cali xasan ayaa waxuu soo dhaweyeey Gogoshii uu kubaaqay Madaxwaynaha Soomaliya Maxamed cabdulaahi farmaajo taas oo lagu xalinaayo Qilaafka u dhaxeeya Madaxda Maamul goboleedyada iyo Dowlada federaalka Soomaliya.
Leave a Reply