
Wafdi Uu Hogaaminaayey Wakiilka Qaramada Midoobey U Qaabilsan Ariamaha Soomaaliya Nicholas Haysom Uuna Wehelinaayey Wakiilka Midowga Afrika U Qaabilsan Arimaha Soomaaliya Ambassador Fransisco Madeira Iyo Xubno Kale Ayaa Maantey Soogaarey Magaalada Kismaayo
Iyadoona U Jeedka Socdaalkooda Ay Ku Sheegeen Xalinta Khilaafaadka Ka Dhex Taagan Dowladda Federaalka Soomaaliya Iyo Dowlad Goboleedyada Soomaaliya .
Leave a Reply