Kalfadhiga 4-aad Kulankiisa 19-aad ee golaha shacabka ,waxaa maanta looga hadlay wax ka bedelka Xeer hoosaadka Golaha Shacabka oo ay maanta mar kale ka doodeen Xildhibaanada Golaha iyo sidoo kale qeybinta Mashruuc sharci ku saabsan xuquuqda Liil tirka (Dheyma nololeedka) siyaasiyiinta dowladda Federaalka Soomaaliya.
Leave a Reply