
Duqayn ka dhacday deegaanka Ceel-Dheer oo katirsan gpbolka Hiiraan oo ku dhowaad 60-KM kaga beegan dhinaca koofur galbeed magaalada Baladweyne ayaa lagu dilay Horjoogayaal ka tirsan kooxda Argagixisada Al-Shabaab.
Dadka deegaanka qaar ka mid ah oo la hadlay saxaafada ayaa waxay sheegayaan in duqaynta xalay fiidkii hore lala beegsaday xarun maleeshiyaadkaan ay ku leeyihiin deegaanka Ceel-Dheer.
Deegaanada ay kusugan yihiin Alshabaab ayaa waxaa kadocda dagaal ay Ciidamada Dowlada Soomaliya ay rabaan inay kaga sifeeyaan kooxda argagixisada Shabaab.
Leave a Reply