
Cabdiwali Ibraahin Jaamac oo kamid ah dhalinyaradda degmadda Caabudwaaq waxaa uu muddo sadex sano ah uu dhinac u yaal layahay xanuunka SONKORTA Waxaa hadda Sonkorta u dheer in jirkiisu uu bararo oo uu dilaaco waxaa walalaha Muslimiinta laga codsanayaa inay soo Caawiyaan.
Kala xiriir Hooyadiis Qamaasho Tel: 00252615954305 Ama 00252615217028
Account: AMAL BANK 10120319687
Account SALAM BANK 30805133
Leave a Reply