Gudoonka Aqalka Sare ee Soomaliya ayaa Madaxda Urur Goboleedka IGAD kala hadlay sidii ay usoo faragalin lahaayeen Qilaafka u dhaxeeya Dowlada Soomaliya iyo Mamul goboleedyada, Aqalka Sarre ee Soomaliya ayaa Maalmihii dambe waxaa la arkaayey ayakoo ka shaqeynaya danta Madaxda Maamul Goboleedyada waxayna ka horyimaadeen Midnimada iyo wadajirka Shacabka Soomaliyeed.
Leave a Reply