Madaxweynaha JFS Mudane Mohamed Abdullaahi Mohamed farmaajo ayaa Khudbad Qiima badan oo dhinacyo badan taabanaysa ayaa waxuu ujeediyay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee dalka South Sudan, waxana u ka hadlay siyaada arimaha dibada oo maamul goboleedyada uu sheegay inay rabaan inay fowdeeyaan hanaanka dowladnimo ee qaranka Soomaliya.
Madaxwaynaha Ayaa wuxuu ku amaanay jaaliyada Soomaliyeed ee South Sudan sida ay u yihiin dad shaqeysta oo ku amaanan shaqaday hayaan, dhanka kale Madaxwayne farmaajo ayaa diginin udiray Madaxda maamul goboleedyada asagoo usheegay inaysan isku qaldan shaqada Dowlada iyo tan maamul goboleedka.
Leave a Reply