Ra’iisal wasaaraha Soomaliya Xasan Cali Khayre ayaa waxuu booqday xarunta wasaaradda Qorsheynta Dalka, waxaana kusoo dhaweeyey Wasiirka Wasaarada Qorshaynta Soomalioya iyo shaqaalaha kala duwan ee wasrada qorshaynta, Ra’iisalwasaare Khayre ayaa bogaadiyey howlaha shaqo ee ka socda wasaaradda.
Leave a Reply