Xafladda Daah-furka Naadiga akhriska iyo qoraalka Gobalka Gedo fariicsa Baalad-xaawo oo Maanta tariiqdu tahay 02/11/2018 ka qabsoomi doonto Dagmada Balad-xaawo ee gobolka Gedo, waxaana dhawaan la daah-furi doonaa ol-olaha wax barista Dad waynaha.
Hadaba waxaa bulshada laga Codsanyaa inay kasoo qayb galaan Munaasabada Furitaanka naadiga iyo Akhriska iyo Qoraalka Gobol Gedo.
Leave a Reply