Magaalada Kismaayo ee Xarunta kumeel gaarka ah ee Maamulka Jubbaland ayaa waxaa la dhagax dhigay dhismaha cusub dugsiga hoose dhexe sare ee TAYO waxaana dhismaha dhisayso heyada IOM, iskullkaa yaa waxuu dabooli doonaa baahiyihii waxbarsho ee ka jiray Magaalada Kismaayo.
Leave a Reply