Dhagesyo:Madaxwayne Mustaf Cagjar ayaa gudi usaaray Dil ka dhacay JigJiga

mustafe

Madaxweynaha maamulka Deegaanka Soomaalida ee dalka Itoobiya Mustafe Muxumad Cumar “Cagjar” ayaa sheegay inuu guddi baara u saaray sababta dhalisay rabshadihii ay dadka ku dhinteen ee Arbacadii ka dhacay magaalada Jigjiga.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.