NISA oo hakisay qandaraasyo uu saxiisay Wasiirkii hore ee Amniga

wasiir

Hay’adda Nabadsugidda & Sirdoonka Qaranka Ayaa Hakad Galisay Una Gudbisay Hanti Dhowrka Guud Ee Qaranka Qandaraasyo Malaayiin Dollar Ah Oo Sanadi Lasoo Dhaafay Uu Si Aan Hufneyn/Musuq Ah Ula Saxiixday Hay’ado Shisheeye Wasiirki Hore Ee Wasaarada Amniga Somaliya Cabdirisaaq Cumar Maxamed, Qoraalkaan ayaa lagu daabacay barta twitter ka ee hay’adda Nabad suggida iyo Sirdoonka Qaranka.
nisa

1 Comment

  1. Fallaar gilgilasho kuma Harton, cidna sharciga kama sarreyso. Dan baa laga leeyahay waa waxyaabaha Shaqsiyaad qaldan ka dhigtaan marmarsiiyo.
    Baarista Denbiyada kuma xirna waqti, haddana waxaa soconeynaa qandaraasyadii uu saxiixay, islamarkaana uu xildhibaan, wasiir amni hore,
    Wasiir, xildhibaan sameysanaya shirka do uu saami ama share ku leeyahay, waa wax qofka caadiga ah ay fahmi karaan iney tahay denbi eedaymaha lala xiriirinayo xildhibaankaan.
    Asaga ayaa a sheegaya inuu qatar ku yahay dowladda Soomaaliya.

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.