Daawo:Maamulka gobolka Banaadir oo Amaro adag Duldhigay dadka dagan xarunta wasaaradda arrimaha gudaha

yariisow

Guddoomiyaha Gobolka Banadir ahna duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cismaan Eng. Yariisow iyo mas’uuliyiin kala duwan ayaa maanta kormeerey xaruntii wasaaradda arrimaha gudaha oo kamid ah xarumihii dowliga ee ku burburey dagaaladii wadanka soo maray.

Gudoomiye Yariisow oo la kulmay dadka degan xaruntii wasaaradda arrimaha gudaha ayaa u sheegay in ay ka guuraan si dib u dhis loogu sameeyo isla markaana shacabka Soomaaliyeed loogu adeego.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.