Daawo:Xaaf iyo Shiiq Shaakir oo usuurto galiwayday inay Dhulka maraan ayaa Diyaarad ku tagay Gaalkacyo

xaaf

Magalada Gaalkacyo waxaa gaaray Madaxweynaha Maamulka Galmudug iyo Madaxa Xukuumadda Maamulkaas Maxamed Shaakir Cali Xasan Wafdiga waxaa garoonka diyaradaha Gaalkacyo kusoo dhaweeyey qaybaha kala duwan ee bulshada iyo Maamulka Galmudug.

Waftigaan uu Hogaaminaayey Madaxwaynaha Galmudug ayaa waxaa isuurto galiwayday inay dhulka Maraan sababtoo ah xiririka Bulshada Galmudug qaarkeed iyo maamulka sare ee Galmudug oo Xumaaday, waxaa kaloo lafilayaa Xaaf iyo shaakir inay Magaalada Gaalkacyo kula kulmaan Ergeyga cusub ee Qaramada midoobay Soomaaliya usoo magacawday kaas oo madaxda kale ee Soomaliya kulan la qaatay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.