Daawo:Xukuumada Muuse Biixi ayaa lagu eedeeyey inay DhegeysatoTelefoonada

muuse

Wasaarada Isgaarsiinta iyo Tignoolijiyada Soomaliland ayaa waxaay soo keensatay qalab lagu dhageysto taleefonada Xisbiyada Mucaaradka iyo Bulshada qaybaheeda kal;a duwan qaas ahan kuwa kasoo horjeeda maamulka Muuse Biixi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.