Gudoomiyaha Yariisow ayaa amray shacabka degan Wasaarada arrimaha gudaha inay Baneeyaan

yariisow

Gudoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Eng Cabdiraxmaan Cismaan Cumar (Yariisow ayaa ku amray dadka degan xaruntii hore ee Wasaaradda Arrimaha gudaha oo ku taallo Degmada Boondheere inay halkaasi ka guuraan.

Gudoomiye Yariisow oo maanta Booqday Xaruntii hore ee Wasaaradda arrimaha gudaha oo ay deegaansanayaan dad Shacab ah ayaa wuxuu ku amray inay deg deg uga baxaan muddo laba todobaad gudahooda.

Maamulka Gobolka Banaadir iyo laamaha amniga ayaa mudooyinkii dambe waday amaro ay shacabka dagan dhismayaasha dowlada kaga saarayeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.