Kisaamyo:Gudigga Barlamaanka Jubbaland oo kulan la Qaatay wasiirka Arrimaha Gudaha

darwiish

Gudigga Barlamaanka Jubbaland u Xilsaaren la Xisaabtanka Wasaardaha ayaa waxay kulan la Qaatay wasiirka Arrimaha Gudaha waxayna Xaafiiskiisa kulan kula qaateen Wasiirka Arrimaha Gudhaha Maxamed Warsame Darwiish ayakoo ka waraystay shaqada ay qabato wasaarada arimaha Gudaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.