Muqdisho:Dhismihii lagu sameynayey Golaha Murtidda iyo wacyigalintaoo Xawli kusocda

Golaha Murtidda iyo wacyigalinta oo Burbur balaaran ka Soo gaadhay dagaaladii Sookeeye ayaa hada waxaa kasocda dayactir balaaran oo ay kaqayb qaadanayaan qaybaha Bulshada iyo shaaqalaha dowlada Soomaliyeed oo ay kamid yihiin Masuuliyiinta Wasaaradaha Dowlada Soomaliya ka kooban tahay waxaana Golaha Murtida iyo wacyigalinta lagu dhisaayaa Baaqii Madaxwaynaha Soomaliyeed Maxamed Cabdulaahi Faramaajo ee ahaa isxilqaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.