Gudoomiyaha golaha aqalka sare Maxamed Cabdi Xaashi ayaa furay kulan looga hadlayey sidii qoondada Haweenka ee ka qaybgalka siyaasadda loogu muujin lahaa Dastuurka dalka, kulankaan ayaa waxaa soo qaban qaabiyey Xubnaha Haweenka Aqalka Sarre.

Copyright © 2024 | WordPress Theme by MH Themes
Leave a Reply