Allaha unaxariistee Xildhibaan Cabdiweli Maxamed Ibraahim oo ka mid ahaa Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa ku geeriyooday Qarax nooca gaariga lagu xira ah oo maamta ka dhacay Magaaladda Muqdisho.
Xildhibaanka Geeriyooday ayaa Qaraxa loogu xiray Gaarigiisa wuxuu marayay mid ka mid ah Wadooyinka Magaalada Muqdisho gaar ahan Degmada Xamareeyne ee Gobalka Banaadir, qaraxa Xildhibaanka lagu dilay ayaa waxaa loo malaynayaa inay ka dambeeyeen kooxda argagixisada ee Alshabab.
Leave a Reply