Raii’sul wasaaraha Jamhuuriyadda Sooomaaliya Mudane xasan Cali Khayre ayaa xalay kulan Casho sharaf soo dhaweyn ah u sameeyey wafdigii ka socday Dalka Turkiga, ee uu hoggaaminayay wasiirka Difaaca Dalkaasi, Ulusi Akar oo shalay booqasho ku yimid Soomaaliya.
Ujeedka kulankaasi ayaa ahaa sidii loogu muujin lahaa Turkiga sida Dowladda Soomaaliya iyo Shacabkeeda ay ugu faraxsanyihiin xiriirka walaaltinimo iyo Garab istaagga kala dhexeeya Turkiga.
Leave a Reply