Iyadoo Bananbaxyo balaraan shalay ka dhaceen Magaalada Garbahaaray ee gobolka Gedo kas oo looga soo horjeeday imaashaha Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe Magaalada Garbahaaray ayna ka qayb qaateen bananbaxaas Masuuliyiin katirsan Maamulka Jubbaland iyo qabaha kala duwan ee Bulshada Garbahaaray.
Gudoomiyaha Gobolka Gedo oo kusagan Magalada Garbahaaray oo bananbixii waynaa ee Axmed Madoobe looga soo horjeeday ka dhacay ayaa waxuu si kulul uga Horyimid Bananbaxaas asagoo sheegay inay qalad ahayd bananbaxaas.
Leave a Reply