Doodii maanta ee Baarlamaanka oo ku saabsaneyd mushaaraadkii ay bixin jireen dalalka caalamka ayna siin jireen Ciidamadda Xoogga Dalka Soomaaliya oo hakad gashay, ayaa nasiib wanaag waxaa suurtagal noqotay in Wasaaradda Maaliyadu ay suurtagalisay in ay daboosho kaalintii ay baneeyeen dalalkii ajnabiga ah. Xildhibaanada qaar ayaa qabay in dib loo dhigo ansixinta miisaaniyada arrimo badan oo jira awgood sida aad ku arki doontaan doodii maanta.
Hoos kadaawo
Leave a Reply