Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa Maanta oo ay taariikhdu ku beegan tahay 12 bisha November 2018 kulan ku yeelanaya xarunta golaha Shacabka ee Magalada Muqdisho.
Ajendaha kulanka ayaa ah Akhrinta koowaad ee hindise sharciyeedka duulista hawada iyo miisaaniyadda.
Xildhibaanada Golaha Shacbaka ayaa weli waxaa horyaalla Ajandooyin dhowr ah kuwaas oo u baahan inay dood ka yeeshaan si ay u meel mariyaan ama ay u diidaan, Kulanka Golaha Shacabka ayaa waxaa shir gudoominaya Gudoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Maxamed Mursal Sheekh Cabdi Raxmaan.
Leave a Reply