Madaxwayanaha Jubbaland Axmed madoobe ee waqtigiisa dhamaaday ayaa isku shaandheyn ku sameeyey qaar kamid aha golihiisa wasiirada sida Madaxtooyada , Amniga , Shaqada iyo Shaqaalaha ,Dastuurka iyo Maaliyada.
Axmed Madoobe ayaa wasiirada uu xilka ka qaaday waxaa kamida wasiir dowle ku biiray Mucaaradka Axmed madoobe sida Wasiir dowlaha Aminga Jubbaland Maxamed Cabdi Kaliil.
Leave a Reply