Waxgaradka Jubbaland gaar ahaan kuwa kusugan Magalaada Garbaaharay ayaa waxay soo saareen war murtiyeedka ay kaga soo horjeedaan Masuulyiinta ugu sareeyeysa Jubaland ayakoo sheegay inaan laga yeeleen Madaxda Juubaland iyo amaan xumo ka abuuraab Gobolka Gedo.
Leave a Reply