Daawo: Askar Magacyo iyo darajooyin kale duwan iyo Mushaaraad kale duwan qaadanayey oo lasoo qabtay

deg

Taliyaha Ciidanka Boliska Soomaaliyeed S/Gaas Bashir Cabdi Maxamed ayaa sheegay in la soo qabtay Askar Magacyo iyo darajooyin kale duwan Ciidamadda qalabka sida uga qaata Mushaaraad kale duwan , taas oo lagu ogaaday Tira koobka ku socda Ciidamadda Qaranka iyo faraha lagaqaaday Ciidamada.

Ragaan lasoo qabtay oo Magacyo kala duwan Mushaarax uga qaata Booliska iyo Ciidamada ayaa tiradooda Dhan tahay 5 Qof kuwaas oo dhawaan la horkeenayo Maxkamadaha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.