Dhageyso:Maxkamadda Ciidamada oo xukun ku riday laba katirsan maleeshiyada Alshabaab

Maxkamadda Ciidamada ayaa xukun ku riday laba katirsan maleeshiyada Alshabaab kuwaasi oo xafiiska xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka Sida ku soo eedeeyay in ay katirsanaayeen maleeshiyada Alshabaab, sidoo kale ay u qaabilsanaayeen maleeshiyada tuurista Bambooyinka iyo kireynta guryaha ay kireystaan maleeshiyada magaalada dhexdeeda.
Gaashaanle Sare Xasan Cali Nuur Shuute, guddoomiyaha Maxkamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ayaa u aqriyay Xukunka Warbaahinta.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.