![diyaaradgaroiwe diyarad](https://i0.wp.com/www.gedotimes.com/wp-content/uploads/2018/08/diyaarad.jpg?resize=600%2C340&ssl=1)
Garoonka diyaaradaha magaalada Qardho ee maamulka Soomaliyeed ee Puntland ayaa wxaa loogu magacdaray Abshir muuse oo kamid ahaa aas-aasayaashii Puntland.,Munaasabadaan waxaa Goobjoog ahaa Maamulka Magaalada Qardgo, kan diyaraadaha, waxgaradka Magaalada Qardho iyo Marti Sharaf Kale.
Leave a Reply