Mid ka mid ah beelaha kasoo jeeda Gobolka Gedo ayaa kulan ku yeeshay muqdisho waxay diginin udireen Madaxwaynaha jubbaland axmed Madoobe ayakoo ku eedeeyey inuu iska horkeenayo bulshada Jubbaland gaar ahaan kuwa Gobolka Gedo, waxaa kaloo ka soo horjeesteen xil ka qaadistii gudoomiyihii Degmada Baardheere.
Leave a Reply