Taliyaha Ciidanka Boliiska Jubbaland Qaybta Jubbada Hoose gaashanle Sarre Maxamed Naasir Guuleed Ayaa Digniin adag u diray dadka wararka Been Abuurka ah ku faafiya baraha Bulshadda, Taliyaha ayaa sidoo kale sheegay in Ciidamadda Amaanka ay la Xisaabtami donaan Qof kasta oo Faafiya warar been Abuur ah.
Leave a Reply