Daawo:Qaabkii Xasan shiiq iyo Fiqi Kismaayo loogu soo dhaweeyey

XASAN

Waxaa Maanta Magaalada kismaayo Garaay Madaxwaynihii Hore Soomaliya ay waheliayaan qaar kamida Xubnaha Labada aqal ee barlamaanka Soomaliya kuwaas oo ah Garabka Mucaraadka ku ah dowlada Soomaliya ujeedka ay u atageen Magaalada Kismaayo ayaa ah sidii ayaka iyo Axmed madoobe u carqaladayn lahaayeen Dowlada iyo shacabka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.