Ra’iisalwasaare kuxigeenka Soomaliya Mahdi Guuleed ayaa sheegay inuu guul ku dhamaaday Shirkii Madaxeedka Midawga Afrika uga furmay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Ethiopia oo looga hadlay dib-u-habaynta hay’adaha Midawga Afrika, dib-u-habaynta guddiyada midawga, hay’adda horumarinta midawga Afrika (AUDA) iyo dhaqaalaha lagu socodsiiyo shaqooyinka midawga Afrika.
Leave a Reply