Muuqaal:Maxkamadda Ciidamada oo wacyi gelin ugu tagtay Ciidamada ku jira furumaha

Maxkamadda Ciidamada oo wacyi gelin ugu tagtay Ciidamada ku jira furumaha difaaca gobalka Shabeelada Hoose Gaar ahaan Deegaanka Dhanaane oo dhawaan laga laga saaray kooxda Argagixisada Alshabab kuwaas oo dhibaato ku hayey Bulshada Soomaliyeed.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.